Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku jooga dalka kenya, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha dalka Kenya Mudane William Ruto.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Kenya, ayaa ka wada hadlay xiriirka iyo iskaashiga ka dhexeeya Labada dal, ee dhinacayadda ganacsiga ,amniga, dagaalka ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta ah iyo xasilloonida guud ee Gobolka.

Advertisement

Ra’iisulwasaaraha Spmalia ayaa intii uu joogay Nairobi wuxuu kulamo kala duwa la qaatay  siyaasiyiin iyo shacab,xili jaaliyada Somalida ee Kenya ay is arkeen sidoo kale shacabka Islii ayuu kula kulmay xalay BBS Mall.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here