MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Galabta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.

Ra’iisulwasaaraha oo maalmahan safar shaqo ku joogay magaalada Baydhabo ee Xarunta Maamulka Koonfur-Galbeed  ayaa galabta lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Advertisement

Xamze Cabdi-Barre ayaa Baydhabo u tagay sidii uu usoo xalin waxyaabo ay Dowlada ka cabanayeen Maamulka Koonfur-Galbeed,waxaana la rumeysan yahay in wax badan u soo hagaageen.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

May be an image of 3 people and text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here