HomeWarkiiRa'iisulwasaare Xamsa oo caawa kulankii ugu horeeyay la yeeshay Isimada reer SSC...

Ra’iisulwasaare Xamsa oo caawa kulankii ugu horeeyay la yeeshay Isimada reer SSC Khaatumo+SAWIRRO

May be an image of 8 people and daisRa’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi-Barre ayaa bartiisa Facebook soo dhigay goor dhaw qoraal uu ku sharaxayo shir uu caawa la yeeshay Isimada reer SSC Khaatumo.
Qoraalka Ra’iisulwasaaraha ayaa sidan u qornaa:-
Waxaan caawa kulan la qaatay Isimmada dhaqanka ee deegaannada SSC-Khaatumo, waxaanna ka dhagaystay tallooyinkooda ku aaddan dib-u heshiisiinta iyo midnimada dalka.

Kulanka aan la yeeshay isimmada, waxa uu dhiirrigalinaya midnimada iyo dib-u heshiisiinta bulshada Soomaaliyeed iyo sidii ay kaalin muhiim ah uga qaadan isimada dhaqanku.

Isimmada, ayaa ila wadaagay aragtidooda ku aaddan xoojinta midnimada dalkeenna, iyo sidii deegaannada SSC-Khaatumo looga hirgalin lahaa hey’addaha dowladda si bulshadu u hesho adeegyada muhiimka ah.May be an image of 1 person and daisMay be an image of 8 people and daisMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 1 person and beardMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 1 person and dais
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -