HomeWarkiiRa'iisulwasaare Xamsa muxuu kala hadlay wakiilka Dalka Shiinaha

Ra’iisulwasaare Xamsa muxuu kala hadlay wakiilka Dalka Shiinaha

Muqdisho, Isniin, 07 Abriil 2025:— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku-simaha Danjiraha Jamhuuriyadda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mr Chen Wendi.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Safiirka, ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada waddan ee Soomaaliya iyo Shiinaha, iyo sidii kor loogu qaadi lahaa taageerada dhinacyada kala duwan leh ee uu Shiinaha siiyo dalkeena, gaar ahaan dhinacyada bani’aadannimada.May be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 4 people, suit, the Oval Office and textMay be an image of 2 people, newsroom and daisMay be an image of 2 people, newsroom, the Oval Office, dais and textMay be an image of 5 people, suit and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -