Ra’iisul Wasaaraha  Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta magacaabay xil sare oo ku aadan Ururka Bariga Afrika oo Dowladu dhawaan ku biirtay.

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa u magacaabay Maxamed Isaaq Ibraahim (Fatiir) inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Bulshada Bariga Afrika (East African Community).

Advertisement

Masuulkaan ayaa lagu wadaa inuu shaqadiisa guda galo sida ugu dhaqsiyaha badan.

Talaabadaan ayaa ku soo aadaysa xili dhawaan uu dalka yimid Gudoomiyaha baarlamaanka Ururka dhaqaalaha Bariga Afrika iyadoona sidoo kalana Dowladu qorsheyneyso inay magacowdo xildhibaanadii Dowlada ku matali lahaa Ururkaasi.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here