MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cadbdi Barre ayaa mar kale ku celiyay soo jeedintiisa iyo amar uu ku bixinayo in Muqdisho laga qaado dhagaxaanta dhueysyada ah ee inta badan xarumaha Dowlada ku xiran.
Ra’iisukwasaaraha oo xalay hadalo ka jeedinayay munaasabadii uu xilka kula wareegayay duqa cusub ee Muqdisho ayaa mar kale amray Wasiirka Amniga iyo Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir in dhagaxaanta laga qaado jidadka Muqdisho.
Advertisement
“maadaama la sugay amniga caasimadda wasiirka amniga iyo Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir waxaan farayaa inay dhagaxaanta ka qaadaan wadooyinka Muqdisho”ayuu yiri Xamza Cabdi Barre
Hadaba halkaan ka daawo muuqaalka warka Ra’iisulwasaaraha:-
Advertisement