HomeWarkiiRa’iisul Wasaare Xamza muxuu ka yiri dagaalka Alshabaab lagula jiro

Ra’iisul Wasaare Xamza muxuu ka yiri dagaalka Alshabaab lagula jiro

Muqdisho, Arbaco, 26 Maarso 2025— Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dalka uu ka socdo dagaal adag oo lagula jiro cadowga Khawaarijta ee nabadda iyo horumarka diiddan, jab xoogganna ay gaarsiiyeen ciidanka Qaranka iyo kuwa deegaanka, xilli uu ka hadlayey munaasabad Af-fur wadareed ah oo ay iskugu yimaadeen ardaydii Soomaaliyeed ee wax ku bartay dalka Malaysia.
“Qorshuhu ma ahan oo kaliya in Khawaarijta la iska celiyo ee waa in dalka laga tirtiro, maxaa yeelay wax horumar ah dalkeennu ma sameyn karo inta ay taako ka mid ah joogaan, waana lagama maarmaan in aan dhammaanteen u midowno dagaalkooda”. Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Xamsa.
Ra’iisul Wasaaruhu waxa uu intaas raaciyey, “Caawa waa 27 Ramadan waliba sida culimada badankoodu sheegtay aad baa loogu badiyaa in ay tahay habeenka Leylatul Qadriga, waxaan ugu yeerayaa dadka Soomaaliyeed dhammaantood in la is cafiyo, qof qof iyo koox koox la isu cafiyo, dalkana loo duceeyo”.
Mudane Xamsa oo u mahadceliyey aqoonyahanka af-furka soo agaasimay, ayaa dhankooda ugu baaqay in ay kaalintooda ka qaataan nabadda, horumarka iyo dowlad-dhiska socda, si loo xaqiijiyo hiigsiga ummadda Soomaaliyeed ee ku aaddan Soomaaliya xasilloon oo horumar gaarta.
— Dhammaad —
Wixii Faah-faahin ah kala xiriir
Afhayeenka Xukuumadda, ahna Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha XRW
Farxaan Maxamed JimcaaleMay be an image of ‎1 person, dais and ‎text that says "‎رتات Ramadan Kares Qalir ur-wadar ayaasha e Malaysiy iye,ed DIAZEERA JAZEERA PALACEHOTEL‎"‎‎May be an image of 2 people, table, dais and text that says "AZEERA PALACE PALACEMOTEL HOTEL MI"May be an image of 10 people and tableMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 8 people and daisMay be an image of ‎3 people, table, dais and ‎text that says "‎PALACE PALACEMOTEL IAZELRA OTEL 5ت 五‎"‎‎May be an image of 4 people, table and daisMay be an image of 5 people, beard and people smilingMay be an image of ‎4 people, newsroom, dais and ‎text that says "‎ر_س_کتا Ramadan Kareem Qalir ur-wadareer ayaasha Soon e Malaysiya ayaa JAZEERA PALAC PALACEHOTEL PALA HOTEL Waxap Ta: โล M FORUM‎"‎‎May be an image of 4 people and beardMay be an image of 4 people, beard and people smilingMay be an image of 7 people and tableMay be an image of 4 peopleMay be an image of 4 people and glassesMay be an image of ‎1 person, dais and ‎text that says "‎رسِان RamadanKareem Ramadan Kareem Qal edka omaaliyeed 2 DIAZEERA PALA HOTEL JAZEERA PALACEHOTEL प biyayaasha ya Waxa Taabba Taabbaryay iyay‎"‎‎May be an image of 9 people, lighting, table, dais and text that says "Qalin adareedka Soomaaliy siya မေ Qali . yeed ayaash IAZEERA Afur wadar wadareedka QalinjabiyayaashaSoo CalrnjabiyayanthwSoomaliyeed Soomaa Soomaaliyeed Qalinjabiy ayaasha eeMalaysiya eeMala siya 오 MADAN linjabiya -"May be an image of 3 people and headscarfMay be an image of 10 people and tableMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 4 peopleMay be an image of 3 people, people smiling and headscarfMay be an image of ‎1 person, dais and ‎text that says "‎رسنان Ramadan Karea Qalir ur-wadar ayaasha e Malaysi! iyeled JAZEERA PALACEHOTEL‎"‎‎May be an image of 2 people and daisMay be an image of 12 people and tableMay be an image of 7 people, table and text that says "R Hi A"May be an image of 3 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 3 people and tableMay be an image of 3 people, table and daisMay be an image of 4 people, beard and people smilingMay be an image of 4 peopleMay be an image of 7 people and tableMay be an image of 4 people and beardMay be an image of 4 people, beard and tableMay be an image of 6 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -