HomeWarkiiRa’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo sagootiyay Guddoomiyaha Midowga Afrika+SAWIRRO

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo sagootiyay Guddoomiyaha Midowga Afrika+SAWIRRO

Muqdisho, Isniin, 24 Maarso 2025: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalam Cabdi Cali, ayaa maanta garoonka caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ka sagootiyey Guddoomiyaha Midowga Afrika, Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, oo soo gabagabeeyay booqasho labo maalmood ah oo uu ku joogay dalka.
Guddoomiyaha Midowga Afrika, ayaa Intii uu ku sugnaa Muqdisho, kullamo la yeeshay madaxda ugu sarreysa dowladda Soomaaliya, waxa ayna ka wada hadleen xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Midowga Afrika, taageerada howlgalka AUSSOM, iyo dadaallada nabadda iyo dib-u-dhiska dalka.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad, ayaa uga mahadceliyey Guddoomiyaha Midowga Afrika booqashadiisa iyo doorka Midowga Afrika ee nabadda iyo horumarka Soomaaliya, isaga oo xusay muhiimadda ay leedahay iskaashiga dhinacyada amniga, dib-u-heshiisiinta, iyo horumarinta dhaqaalaha.May be an image of 2 people, dais and text
May be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 7 people, helicopter and textMay be an image of 9 people and daisMay be an image of 8 people, helicopter and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of 7 peopleMay be an image of 6 peopleMay be an image of 9 peopleMay be an image of 7 people and textMay be an image of 4 peopleMay be an image of 2 people and aircraft
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -