War ka soo baxay wasaaradda arimaha dibadda ayaa lagu sheegay in dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya ay ka wada hadleen dadaalada lagu xaqiijinayo xoojinta xariirka labada dhinac iyo sii wadista heshiishkii Ankara ee labada dal ay ku soo saxiixeen Ankara bishii Disember ee sanadkii dhamaaday.

Wasiirada Gaashaandhiga Soomaaliya iyo Ethopia Aisha Maxamed Iyo Cabdulqaadir M Nuur ayaa ka wada hadlay arinta howlgalka cusub ee AUSSOM iyaga oo ku nuux nuuxsaday muhiimadda uu leeyahay.

Advertisement

Dowladda Itoobiya ayaa raadinaysa sidii ciidankeeda uga mid noqon lahaa 12,000 kun ee howlgalka cusub..

Warka ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu dul istaagay inta badan arinka Ankara.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here