MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Laba qarax oo ah nuuca miinada dhulka lagu aaso ayaa maanta ka dhacay Magaalda Muqdisho gaar ahaan Degmada Kaxda.

Qaraxyadaan oo ka dhacay dalcada laamiga Degmada Kaxda ayaa la arkaayay sawiro baraha bulshada la soo geliyay oo muujinaya ilaa sedex ruux oo laamiga dhankiisa yaal xili shacabkuna isu gurmanayeen ka hor inta aysan imaan gaadiidka gurmadka degdega.

Advertisement

Laba qarax oo is xig xigtay ayaa dhacay iyadoo wararka qaarna sheegayaan in ciidamo Dowlada ka tirsan iyaguna ku jiraan dadka dhibaatadu ka soo gaartay..

Maamulka Degmada Kaxda wali wax faahfaahin ah kama bixin qaraxaani ,cida ka danbeysay iyo khasaaraha inta uu la egyahay inataba.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

No description available.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here