Qarax miino ayaa ciidamada ATMIS gaar ahaan kuwa Uganda waxaa loogu geystay Degaanka NO50 ee Gobolka Shabeelaha hoose.

Qaraxaan waxaa uu sababay dhimashada 3 askari oo ka tiran ciidamada Uganda halka kuwa kalana ay ku dhaawacmen sida ay sheegtay Idaacada Kulmiye.

Advertisement

Kooxda Alshabaaab ayaa sheegatay qaraxaani iyagoo xusay inay miinada u dhigeen ciidamada ATMIS balse ma soo hadl qaadin tirada ciidamada wax ku noqotay.

Qaraxyada lala eegto ciidamada ATMIS ee ka howgala Soomaaliya ayaa inta badan ka dhaca meelaha ay ka joogaan degmooyinka iyo tuulooyinka Gobolada Dalka.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here