Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee Dowladda Puntland ayaa amar ku siisay shirkaddaha ay ka howlgalaan shaqaalaha ajaanibta ah in 3 maalmood gudahood ay kusoo gudbiyaan liiska iyo xogta shaqaalaha Ajaanibta ah ee aan haysan ruqsada ogalaanshaha shaqada.May be an image of text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here