Orod-yahan Cabdi Nageeye oo heysta dhalashada dalka Holand balse ah wiil asal ahaan Soomaali ah ayaa ku guuleystay tartankii Marathon-ka ee ka dhacay magaalada New York ee Dalka Mareykanka.
Orod-yahan Soomaaliyeed wuxuu ka gudbay xariiqda 2:07.39, lix ilbiriqsi,orod-yahanka Evans Chebet oo sanadkii 2022 ku guuleystay tartankaani ayaa waxaa ka horeeya dhanka iskoorka orod-yahanka Soomaaliyeed  Cabdi-Nageeye kaasoo u ordaya dalka Holand.

Tartankaan waxaa ka qeybgalay orod-yahno waa weyn oo caalamka isaga kala yimid kuwaasoo kaalmiha kale kala galay.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 1 person and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here