Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa warsaxaaadeed ka soo saartay Akoono kumanaan ah oo ay sheegtay inay ka xirtay Alshabaab.

Akoonadaan ayay NISA sheegtay in Alshabaab u isticmaali jireen  faafinta wararka been-abuurka ah iyo marin-habaabinta dadka.

Advertisement

Akoonadaan ayaa ah kuwa baraha bulshada ay ku leeyihiin Ashabaab sida faceboob, Twiter ama X ,Wahats up, Telegaram, iyo Yutube.

Hadaba halkaan ka akhriso warsaxaaadeedka NISA:-

May be a graphic of map and text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here