Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaran ee NISA ayaa war ka soo saartay duqeyno diyaaradeed oo Alshabab khasare lagu gaarsiiyay.
NISA waxay shaacisay in la burburisay gaadiid qaraxyo ah oo mid ka mid ah ay Alshabaab u qorsheysay in ay ku weerarto Masaajidka degmada Al-Kowther ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Advertisement
Hadaba halkan ka akhriso war saxaafadeedka NISA oo sidiisa u qoran:-
Advertisement