Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa war ka soo saartay dagaalamayaal Alshabaab ka tirsanaa oo  ay sheegeen inay dileen.

Warsaxaafadeedka NISA ayaa sidan u qornaa:-

Advertisement

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa fuliyay howlgal lagu dilay Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose.May be a doodle of text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here