Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo ku raad-joogta xogta horjooge Xasan Cali Maxamed oo loo yaqaanno Xasan Afgooye, kaas oo Khawaarijta u qaabilsan dabagalka lacagaha baadda ah iyo xiriirka shirkadaha, waxa ay ka digeysaa la macaamilka Horjooge kasta oo xayiraad la saaray.
Advertisement