HomeWarkiiNISA oo sharaxaad ka bixisay tirada Alshabaab looga dilay duqeymaha Gobolka Sh.hoose

NISA oo sharaxaad ka bixisay tirada Alshabaab looga dilay duqeymaha Gobolka Sh.hoose

Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa shaacisay in howlgallo duqeyn ah oo ka dhacay nawaaxiga deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay 82 xubnood oo isugu jira Horjoogeyaal iyo Maleeshiyaadka Khawaariijta, halka 19 kalena dhaawac culus lagu gaarsiiyay duqeynta.
Hay’adda NISA, ayaa markale dadka rayidka ah ku wargalisay in ay ka fogaadaan goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan kooxaha Khawaariijta ah oo bartilmaameed u ah Ciidamada Qaranka.May be an illustration of map and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -