Abwaan Nimco Qorane Maxkamadda Hargeysa ayaa saaka la horgeeyay oo rumaan [Xabsi ku hayn] looga soo jaray kaddibna saldhiga dhexe ayaa lagu soo celiyay.
Abwaanadu waxay wajahaysaa tacadiyo iyo cadaadis ah in qaabka argagixisada loo ilaalinayo, loola dhaqmayo iyo in Korneyl Dabagale banaysanayo xadhigeedan sharci darada ah.
Advertisement
Xubno kamid ah qoyska & asxaabteeda ayaa ii xaqiijiyay in maanta loo diiday in ay booqan karaan Niciima oo qolka ciqaabta ee saldhiga dhexe ku jirta.
Advertisement