Ra’iisulwasaaraha Israa’iil Natenyahu ayaa la soo sheegayaa inuu reer galbeedka ka dalbaday qarash dheeraad ah oo uu ku xaqiijiyo amnigiisa shaqsi.
Natenyahu waxay wararku rilmaamayaan inuu ka seexan la’yahay han-jabaad joogto ah oo kaga imaaneysa muqaawamada islaamiyiinta ah sida kuwa Ciraaq,Lubnaan iyo falastiin intaba.
Natenyahu ayaa tan iyo markii dhawaan uu ku sigtay weerar kaga yimid Drons ay ku soo weerareen Dagaal-yahanad Xisbullah waxaa ku soo badatay cabsida uu ka qabo inay dilaan dagaalamayaasha muslimiinta ah.
Si gaar ah wuxuu uga cabsadaa dagaal yahanada Xisbullah ee ka dagaalama Dalka lubnaan kuwaasoo isku deygoodii ugu dambeeyay daaqada uga geliyay drons ay ku soo xireen walxaha qarxa inkastoo uu ka bad-baaday.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement