MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta soo xirey shir hore loo qaban jiray oo sanadkaana si gaar ah looga hadlayay mowduuc la xariira Dastuurka iyo Haybta Soomaaliyeed.
Shirkaan ayaa ahaa kulan cilmiyeedka afaraad ee Xarunta Cilmi-baarista iyo Daraasaadka ee Maqaasid.
Shirkaan waxaa ka qeybgalay xeel-dheerayaal arrimaha Dastuurka,sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa culumaa’udiin, aqoonyahanno iyo qeybaha ururada bulshada matalayay.
Ugu dambeyn shirka waxaa laga soo saary warmurtiyeed ku saabsan qodobadii shirka muhimka u ahaa laga haldayay.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people, dais and textNo photo description available.No photo description available.May be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 1 person, dais and textNo photo description available.May be an image of one or more people, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 1 person, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here