HomeWarkiiMuxuu yahay shirka Caalamka la isaga imaanayo oo Muqdisho ay marti-gelineyso

Muxuu yahay shirka Caalamka la isaga imaanayo oo Muqdisho ay marti-gelineyso

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Sedexda Maalin ee soo socota Magaalada Muqdisho waxay martigelineysaa shir Caalamka la isaha iman doono kaasoo hore dalka dibadiisa loogu qaban jirey.
Dowlada Somalia waxay Muqdisho qabaneysaa  Shirka Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo ah markii ugu horeysay ee Dalkeena lagu qabanayo.

Amniga Somalia oo soo hagaagaya ayaa sabab u ah in shirkaasi lagu qabto Magaalada Muqdisho islamarmarkaana ay ka soo qeybagalayaan wufuud caalami ah aduunka qeybihiisa kala duwan laga casuumay.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COMMay be a graphic of ‎1 person and ‎text that says "‎CHIEF GUEST April -1N सयर -15-10 4-15-1G 10 ชิดกาลลิ Airferot Hanger 00:00am H.E. Abdisalam Abdi Ali 04:00pm م Deputy Prime Minister National HumanRights Human Rights Summit 2025 ዲጃ Orgnizedby MinistryoFamily Family Ministry & &Human Rights Development‎"‎‎May be a graphic of 6 people and text that says "IPANEL DISCUSSION Day One: Session One Main Theme: Civil and Political Rights Sub Theme: Political Participation (Elections) Moderator IFRAH IFRAHHASSANNOOR HASSAN NOOR Abdlikarim AbdlikarimAhmodHassan Ahmod AbdikarimAhmodH Hassan P8onNEBO Fendlet FartunAbelisalan Fartun Abelisalan Elman mmanPesca Fonglier H.E.Abdihakii H.E. Hassan HassanAshkir. Ashkir. Ashkir. Deputymnstar MOIFAR Ronoksr Orgnizedby fFamily &Human nRights Development Gortrud GortrudNorbjarg Norbjorg Kümmol KummolBirk DenmwrkEmbeaRy Fannlrt Omar OmarFaruk Faruk NUSOJ Panckst National HumanRights Human Rights Summit 2025 SomaliaRights2025"Open photoMay be a graphic of 1 person and text that says "KEYNOTE SPEAKER April o -15*10 र Somal domal Airferon Hanger 00:00am Amb. Mike Nithavrianakis 04:00pm UK Ambassador to the theFederal Republio of Somalia National HumanRights Human Rights Summit Summit2025 2025 Orgnizedby Ministry fFamily & Human Rights Dovolopment"
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -