May be an image of 1 person, dais and text
Muqdisho,18 Sebtember 2024: Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Danjire Axmed Macalin Fiqi ayaa ka qayb galay munaasabadda furitaanka Golaha Safiirrada Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya, oo ay goobjoog ka ahaayeen safiirada Jaamacadda Carabta u fadhiya Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya.

Wasiir Fiqi ayaa u mahadceliyay Danjire Cabdullaahi Al-Cutiibi oo ah madaxa wakiilada Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya dadaalka uu ku bixiyay furitaanka golaha, taasi oo gacan ka geysaneysa xoojinta xiriirka ka dhaxeeya safaaradaha Carabta ee dalkeena.

Sidoo kale Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Danjire Axmed Macalin Fiqi ayaa hoosta ka xariiqay sida ay muhiimka u tahay midnimada Jaamacadda Carabta, ahmiyadda ay u leeyahay Soomaaliya iyo go’aankii ugu dambeeyay ee ay ka qaateen damaca guracan ee Itoobiya.
May be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 1 personMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 1 person, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here