Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa shir guddoomiya kulan weyne ay maanta yeelanayaan Garsoorka, Xeer-Ilaalinta iyo Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Kulanka waxaa ka qeyb gelaya Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Suleymaan Maxamed Maxamuud, Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Rafcaanka iyo Gobolka Banaadir Saalax Cali Maxamuud Dabaan iyo Saciid Cali Maxamed, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin iyo Taliyaha Guud ee Booliska Gobolka Banaadir G/sare Mahdi Cumar Muumin.

Advertisement
Kulankaan waxaa looga hadlayaa wadashaqeynta dhinacyada, iskaashiga iyo sidii loo xoojin lahaa hanaanka wada shaqeynta Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Hey’adaha Cadaaladda.
May be an image of 1 person and daisMay be an image of 6 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 1 person, newsroom, dais and textMay be an image of 1 person and textMay be an image of 1 person, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here