Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Goboleedka Galmudug Mudane Garaad Yuusuf ayaa si rasmi ah u furay Shirka Guddiga Farsamada ee Golaha Maamulka iyo Horumarinta Kallumeysiga ee maanta ka qabsoomay Magaalada Dhusamareb, shirkaan ayaa diiradda saaraya arrimaha farsamo ee muhiimka ah ee la xiriira horumarinta iyo Maamulka Kalluumeysiga.

Wasiir Garaad ayaa dhammaan dhinacyada ka qeybgalaya shirkan kusoo dhaweeyey magaalada waxaana uu sheegay In golahan uu yahay mid muhiim ah islamarkaana qeyb weyn ka qaadanaya hormarinta iyo islamaareynta wanaagasan ee Kalluumeysiga dalka oo dhananan.

Shirkaan waxaa looga hadlay dib u milicsiga qodobadii ka soo baxay shirkii 2aad ee Golaha ee ka qabsoomay Magaalada Kismaayo iyo ka doodidda qabyo qoraalka xeerhoosyada iyo asteynta awoodaha golaha kaas oo qorshuhu yahay in lagu meelmariyo shirka heer wasiir ee Golaha Maamulka iyo Horumarinta Kalluumeysiga.

Waxaa dood qoto dheer laga yeeshay qabyo qoraalka xeerka Golaha Maamulka iyo Horumarinta Kalluumeysiga kaas oo diiradda saaraya habka howgalinta mideysan ee Maareeynta iyo Horumarinta Kalluumeysiga. Hirgalinta xeerkan waxa uu wax weyn ka taraya in si wax ku ool ah looga wada shaqeeyo guul ka gaaridda arrimaha muhiimka u ah ka faa’ideysiga kheyraadka Kallumeysiga dalka.

Shirkaan waxaa ka kasoo qeybgalay agaasimaha guud ee Wasaaradaha Kalluumeysiga ee Dowladaha Xubnaha ka ah dowladda Federaalka, Maamulka Gobolka iyo Khuburo dhinaca Kalluumeysiga iyo Xubanaha xoghaynnada Golaha.
May be an image of 1 person, newsroom and text that says "4NG 月 SHIRKAGUDDIGAFARSAMO EAGAASIMEYAASHAEE SHIRKA GUDDIGA FARSAMO EE EAGAASIMEYAASHAEE AEE WASAARADAHA WASAARADAHAKULLUMEYSIGA KULLUMEYSIGA KMES Directors General Technical Working Group (DGs-TWG) 요 DHUUSAMAREEB-GALMUDUG DHUUSAMARER 元 2-MAY-2024 常塩海自信は 撮水"May be an image of 1 person, newsroom, dais and text that says "SH SHIRKA GUDDIGA FARSAMO EE AGAASIMEYAASHAEE WASAARADAHAKULLUMEYSIGA KULLUMEYSIGA WASAARADAHA Directors General Technical Working Group (DGs-TWG) 9 DHUUSAMAREED- DHUUSAMARGEB-GALMUBUG GALMUDUG 前 黛 2 -MAY-2024 0-m. MAY 中掉.健集 更松"May be an image of ‎11 people, people studying, table, hospital, newsroom and ‎text that says "‎土意娜圈 SHIRKA GUDDIGA SHIRKAGUDDIGAFARSAMO FARSAMO EE EAGAASIMEYAASHAEE WASAARADAHA WASAARADAHAKULLUMEYSIGA KULLUMEYSIGA موله Directors General Technical Working Group (DGs-TWG) 요 DHUUSANAREEB-GALMUDUG GALMUDUG 品 28-MAY-2024 常種感自信m 20R 種米‎"‎‎May be an image of 3 people, people studying, newsroom and text that says "ANIE SHIRKA SHIRKAGUDDIGAFARSAMO GUDDIGA FARSAMO EE AGAASIMEYAASHAE WASAARADAHAKULLUMEYSIGA WASAARADAHA KULLUMEYSIGA Directors General Technical Working Group (DGs-TWG) 2000000 e DHUUSAHAREEB-GALMUDUG 显 28-MAY-2024 営博換日物日"May be an image of 1 person, dais, newsroom and text that says "၆၁၀ SHIRKA GUDDIGA FARSAMO EE EAGAASIMEYAASHAEE WASAARADAHA WASAARADAHAKULLUMEYSIGA KULLUMEYSIGA Directors General Technical Working Group (DGs-TWG) 9 DHUUSAMARESI DHUUSAMARGEB-GALMUDUG GALMUDUG 品 元 20-MAY-2024 MA LIRRT 海進感進."May be an image of 1 person, dais and text that says "FEDERAL REPU MINISTRY OF FISHE ANG 實 SHIRKA GUDDIGA FARSAMO EE SHIRKAGUDDIGAFARSAMO EEAGAASIMEYAASHAEE WASAARADAHA WASAARADAHAKULLUMEYSIGA KULLUMEYSIGA KJFS Directors General Technical Working Group (DGs-TWG) -บ GALMUDUG DHUUSAMARESA-6 昆 20-MAY-2024 IGA FARSA 堂博感吸物."
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here