Sheekh Shariif, Xasan Cali Kheyre iyo CC Shakuur oo qoraal ka soo saaray… | Caasimada Online

Siyaasiyiiinta mucaaradka ku ah Dowlada uu hogaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa maanta soo saareen qoraal lidi ku ah hab siyaasadeedka Madaxweyne Xasan.

Advertisement

Qoraalkaan oo ay ku wada saxiixan yihiin Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xildhibaan Shariif Sheekh Axmed , Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Xildhibaan  C/raxmaan C/shukuur Warsame ayay ku weerareen gudiga doorashooyinka ee dhawaan gudoonka doortay.

Hadaba halkaan ka akhriso qoraalka siyaasiyiintaan oo sidiisa u qoran:-

May be an illustration of text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here