Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dawladda Federalka Somaliya iyo Hay’adda WFP maanta kala saxiixday heshiis ku saabsan qeybinta agabka iyo cuunnooyinka aas aasiga u ah badbaadinta nolosha bulshooyooinka xoola dhaqatada iyo beeralayda Soomaaliyeed si loogu caawiyo taasoo hoos u dhigi doonta u nuglaanshahooda waxyaleeda korna u qaadi doonta awoodooda la qabsiga cimilada.

Heshiiskaan waxaa kala saxiixday wasiirka wasaaradda beeraha Maxamed Cabdi Xayir {Maareeye} iyo Agaasimaha Hay’adda WFP Soomaaliya uga wakiilka ah Mudane El-Khidir Daloum.
May be an image of 2 people and newsroom
May be an image of 8 people, people studying, television, newsroom and textMay be an image of 2 people, newsroom and daisMay be an image of 1 person, newsroom and daisMay be an image of 5 people, people studying, newsroom and textMay be an image of 5 people, people studying, table and newsroom
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here