Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee magacaabista Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, in uu noqdo Mudane Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow.

Mustaf Dhuxulow ayaa horay Xilal kala duwan oo heer Wasiir ah ka soo qabtay Xukuumaddihii KMG iyo Xukuumadihi rasmiga ahaa,Sidoo kale waa xildhibaan ku dhawaad labaatameeyo ilaa Dowladii C/laahi Yuusu Allaha u naxariistee ee Kenya lagu soo doortay.May be an image of 1 person and text

Advertisement
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here