MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta boqoday Xarunta Hay’ada Hay’adda Maareynta Musiibooyinka.
Agaasimaha waxaa Xaruntaasi ku soo dhaweeyay Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdull.
Labada Masuul waxay ka wada hadleen xiriirka wada shaqeyn iyo iskaashi ee ka dhexeeya labada Hay’adood iyo sidii loo adkeyn lahaa.
Agaasime Musta Sheekh Cali Dhuxulow ayaa dhawaan xilkaan loo magacaabay  isagoo durba bilaabay dar dar gelinta hay’ada inkastoo shaqadu bilow u tahay islamarkaana dhawaan gal uu yahay.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COMMay be an image of 4 people, car and textMay be an image of 4 people, suit and textMay be an image of 2 people, dais and newsroomMay be an image of 2 people, dais, newsroom and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here