Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha XFS iyo Urur Goboleedka IGAD ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray Hindis Sharciyeed ku saabsan badqabka, ilaalinta iyo Xuquuqda Caruurta waddamada ku bahoobay IGAD.

Shirkan oo labo maalin ka socon doona Islamarkaana ay soo qaban qaabiyeen Urur goboleedka IGAD iyo IOM ayaa waxaa ka qeyb galaya masuuliyiin ka kala socda Xafiiska Madaxweynaha JFS iyo qaar ka mid ah Wasaaradaha Xukuumadda Soomaaliya, xubno ka socda Hay,adaha UNICEF, World Vision, iyo Ururada Bulshada Rayidka.
May be an image of 1 person, map, dais and textMay be an image of 1 person, studying and glassesMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 1 person, studying, newsroom and textMay be an image of 1 person, newsroom and textMay be an image of 3 people, people studying, newsroom and daisMay be an image of 2 people, people studying, dais, newsroom and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 1 person, studying, glasses and textMay be an image of 1 person, smiling and headscarfMay be an image of 1 person, dais, newsroom and textMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of 8 people, people studying, table and textMay be an image of 8 people, dais and textMay be an image of 1 person, studying, dais and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here