XALAB (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Dalka Suuriya ayaa sheegaya in maleeshiyaadka falaagada ahe ee ku kacsan Dowlada Suuriya ay qabadeen inta badan Magaalada Xalab.

Ciidamada Dowlada ayaa isaga baxay magaaladaasi markii ay cadaadis dagaal kala kulmeen kooxaha mucaaradka oo kuwaasoo jihoooyin kala duwan ka soo weeraray magaaladaasi.

Advertisement

Saraakiisha Ciidamada Milateriga ee Dowlada Suuriya ayaa warbaahina  u sheegay in mucaaradka soo galay Magaalada Xalab ay u diideen inay dhumeysyo iyo fariisimo rasmi ah inay sameystaan kadib duqeymo ay la bartilmaameedsadeen.

Ciidamada ayaa qirta in fallaagada ay galeen qeybo badan oo ka mid ah Magaalada Xalab ,waxayna ballan qaadeen inay eryi doonaan kooxaha falaagada ah  oo ay dib u soo celin doon meelaha ay hada qabsadeen.

 

XAIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Fighters fire towards Syrian Army troops in the Rashidin district on the outskirts of Aleppo on November 29, 2024

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here