MUQDISHO (DAYNIILE.COM)- Ciidamo la sheegay inay ka tirsan yihiin Milaeriga Somalia gaar ahaan kuwa ilaalada ka ah Xarunta Waasaarada Difaaca Somalia ayaa gacanta ku dhigay nin walxaha qarxa ku waday gaari nuuca dadweynaha a.
Gaariga oo loo soo ekeysiiay baabuurta xauulka ee safarada qaada, ayaa istaagay xaafada suuqa dhankka
Gpoobta gaarigasa qaraxa sida yaal dhamaan dadkii deganaa laga saaray si hadii qaraxu dhaco shacabka loo bad-baadiyo.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in guud ahaan kooxdii la socotay gaaraigaa laga shakisan yahay in la wada qabtay m.adaama Milatarigu arkaayeen gaatriga markii la dhigaayay .
Dhanka kale gaariga oo hada meel cidlo ah yaal ayaa waxaa lagu wadaa in u yimaadaan kooxda miina barka si ay u kala xaqiijiyaan in gaarigu miiseysan yahay iyo kale.
XAGFIOISKA WARARKA
DAYNIILEM