Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ee ka howlgasha gobolka Bakool ayaa manta fashiliyay qarax miino ah nooca dhulka lagu aaso ah.

Miinadaan ayaa la sheegay inay Alshabaab ku qariyreen suuq ganacsi oo ku yaal magaalada Xuddur ee gobolka Bakool.

Advertisement

War ka soo baxay Taliska Milateriga Somalia ayaa lagu xusay in Ciidanku  ku guuleeysteen  ka hortaga dhagarta Alshabaab ay u soo maleegeen Shacabka magaalada Xudur.

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here