HomeWarkiiMeydka Gen.Sheegoow oo Jowhar lagu aasi doono iyo salaada janaasada oo Muqdisho...

Meydka Gen.Sheegoow oo Jowhar lagu aasi doono iyo salaada janaasada oo Muqdisho lagula tukaday

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Kumanaan reerka Gen.Sheegoow ka dhashay ayaa saaka buux dhaafiyay Isbitaalka Digfeer halkaasoo salaadii Janaasada lagula tukaday maanta.

Sida ehalada sheegeen meydka  Gen.Sheegoow ayaa loo qaadayaa Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabelle halkaasoo la go’aamiyay in lagu aasi doono.

Sidoo kale ehalada Jenaraalka ayaa go’aansaday inay Isbiyaalka Digfeer oo ku yaal Degmada Hodan kadibna waxaa loo qaadayaa Magaalada Jowhar halkaaso lagu damem aasi doono.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -