Erdogan wuxuu si cad u sheegay ineysan aqbali doonin in Yuhuudu gobolka ka dhigaan badweyn dhiig,wuxuu intaasi ku daray inay dhanka kale ka shaqeyn doonaan sidii loo joojin lahaa xasuuqaasi.
Sidoo kale wuxuu carabka ku dhuftay in Turkigu uusan joojin doonin caawimaada shacabka Gaza maalmaha waqtigu ku adah yahay.
“waxaan xoogga saareynaa dadaalada diblomaasiyadeed ee lagu joojinayo xasuuqa islamarkaana looga hor tagaayo cadaalad darada.”ayuu yiri Madaxweyne Erdogan
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
DAYNIILE.COM