Sida lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Somalia Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa u yeertay mid ka mida shirkadaha dhismaha ka shaqeeya.
Shirkada dhismaha ay u yeertay Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa lagu magacaabaa Shirkada ENEZ waxaana la faray in muddo 10 maalmood gudahood ah ay Maxkamadda ku hor yimaadaan.
Advertisement
Qoraalka ka soo baxay Maxmada Racfaanka ayaa sidan u qorneyd:-
Advertisement