HomeWarkiiMaxay ka wada hadleen Wasiirada arimaha gudaha Somalia iyo Ciraaq

Maxay ka wada hadleen Wasiirada arimaha gudaha Somalia iyo Ciraaq

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Ciraaq Mudane Cabdi Amiir Kaamil Al-shamari oo booqasho rasmi ah kujooga Caasimadda Muqdisho.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha ku aaddan la dagallaanka argagaxisada, Xasillinta, Dib u heshiisiinta, Dimoqoraadiyadeynta iyo maamul daadajinta iyo guud ahaan iskaashiga labada dhinac ee howlaha kala duwan.

Kulankan oo uu ku wehliyey Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha XFS mudane Cabdixakiim Ashkir ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa; Guddoomiyaha Gobolka Banaadir mudane Maxamed Axmed Amiir, Guddoomiyaha Hay’adda SODMA mudane Maxamuud Macallin.Iyo Safiirka Dowladda Soomaaliya ee dalka Ciraaq Ridwaan Xersi Maxmed.May be an image of 2 people and daisMay be an image of 1 person and text that says "三 Ý"May be an image of 4 people and textMay be an image of 4 people, dais, newsroom and textMay be an image of 2 people, dais and newsroomMay be an image of 2 people, dais and text that says "zetra to obace ace zet"
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -