Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dowladaha Hoose ee Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa dib u dhigtay fadhiga Golayaasha Deegaanka ee bishaan Janaayo 2025 lagu waday in uu furmo sabab la xiriirta howlgallada ka socda Gobolka Bari.
Qoraalka Wasaaradda ayaa lagu sheegay in fadhiga uu furmi doonno Bisha Juun isla sanadkaan oo ah 5 bil kaddib, waxa ay ku baaqday in laga qaybgalo dagaalka ka dhanka ah Daacish iyo ‘AS’ sida ay hadalka u dhigtay.
Advertisement
Advertisement