HomeWarkiiMaxaa kala qabsaday Milateriga Somalia iyo Alshabaab dagaal culus oo ka dhacay...

Maxaa kala qabsaday Milateriga Somalia iyo Alshabaab dagaal culus oo ka dhacay duleedka Xudur

May be an image of 5 peopleCiidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 9-aad, ayaa guul weyn ka soo hooyay dagaal ay la galeen kooxaha Khawaarijta oo ka dhacay deegaanka Abagbeeday, oo qiyaastii 20km dhanka bari kaga beegan magaalada Xuddur ee gobolka Bakool Sida goor dhaw lagu shaaciyay raadiyaha askarta Dowlada.
Taliyaha Guutada 9-aad, G/le Dhexe Yoonis Aadan Xasan, ayaa xaqiijiyey in ciidanka ay si geesinimo leh ufuliyeen howllgal ay Khawaarijta kaga furteen hub iyo saanad ciidan oo muhiim ah.
Howllgalka ayaa qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee Ciidanka XDS ay ku baacsanayaan kooxaha argagixisada, si loo xaqiijiyo nabad iyo xasillooni ka hanaqaada guud ahaan dalka.May be an image of 2 people, rhinoceros and cheetahMay be an image of 2 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 3 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 4 people and textMay be an image of 1 person, rhinoceros and cheetahMay be an image of 2 people and rhinoceros
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -