NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Waxaa muran uu ka taagan yahay warar soo baxaya oo sheegaya in Danjiraha soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Jabriil Cabdule uu xarunta Safaarada ka dumiyay Masaajid ku dhex yiilay.

TV-ga RTN oo fadhigiisu yahay Nairobi balse Soomaalidu leedahay ayaa si toos ah u shaaciyay in Safiir Jabriil uu dumiyay Masaajid islamarkaana ku badalay degaan.

Advertisement

Ma jito ilo kale oo warkaasi xoojinaya balse TV-ga RTN ayaa ah mid madax banaan.

Sidoo kale ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Safiirka taasoo uu ku beeninayo ama uu si kale uga hadlayo.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

May be an image of 1 person and text

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here