MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa soo baxaya warar aan xaqiiqo loo heyn oo sheegaya in Bangiyada Somalia qaarkood gaar ahaan kuwa fadhigoodu yahay Magaalada Muqdisho ay musalafeen.

Sida Idaacada shabelle ay sheegtay waxay bangiyadu  la”yihiin lacag kaash ah oo ay siiyaan dsdkii lacagaha dhigtay sabab la yaab leh.

Advertisement

Qarashaadkii bangiyadaani u hayeen macaamiishooda ayay gashteen dhulalka dowladu iibineyso sida idaaacadu sheegtay kadibna waxay ku waayeen lacag macaasha ah sidii ay filayeen islamarkaana xaalada ayaa hada ku cakiran .

Waxay qarka u saaran yihiin banahiyadaan qaarkood inay xirmaan.

Inkastoo Idaacadu ka reebtay bangiyada waaweyn kuwa dhibaatadaani heysato ayaa hadana warkaasi xaqiiqo loo heyn jiritaankiisa.

XAFIISKA WARARKA 

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here