Waxaa xabsiga la dhigay nin u dhashay Dalka Turkey kaasoo ah madaxa shirkada Favori ee maamusha garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho.
War ka soo baxay Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka lagu sheegay in sharciga la hor geyn doono Madaxii Shaqada iyo Shaqaalaha ee Shirkadda Favori kaasoo muwaadin Soomaaliyeed ku sameeyay ku tagrifal awoodeed islamarkaana ku xad-gudbay xeerka shaqada iyo dhaqanka suuban.
Advertisement
Hadaba qoralka xafiiska xeer ilaaliyaha halkaani hoose ka akhriso:-
Advertisement