Danjire DFS ee dalka South Africa Amb. Maxamed Sheekh Isaaq ayaa kulan la qaatey Kuxigeenka Gudiga Xiriirka Arrimaha Dibadda ee Xisbiga talada haya ee dalkan South Africa ee ANC Mr. Obed Bopela, kaas oo horey u booqdey magaalada Hargaysa.

Danjiruhu waxuu si cad ah ugu sheegay mas’uuliyadda ka saaran ilaalinta midnimada iyo madaxbaanida qaranka Soomaaliyeed.

Advertisement
Dhinacooda waxay u xaqiijiyeen safiirka in ay ilaalindoonaan weligood midnimada Soomaaliya iyo xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada Shacab iyo labada dawladood.
May be an image of 5 people
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here