Agaasimaha Xiriirka Dibadda iyo Hey’adaha Caalamiga Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar Mudane Maxamed Xasan Maxamed oo safar shaqo ku jooga dalka Sweden ayaa kulan la qaatay Duqa Magaalada Bollnäs Mudane Cabdullaahi Cadaan iyo Kuxigeenkiisa.

Kulanka ayaa loogu hadlay Arrimo ay ka mid yihiin Iskaashiga Labada Magaalo ee Muqdisho iyo Bollnäs ee dhinacyada Qorsheynta Magaalada, helida Muqdisho Cagaaran si loogu hortago waxyeelada wasaqowga hawada iyo isbedelka cimilada, Maareynta Qashinka iyo Tababarida Xoogsatada Kaluumeysiga si loogu faa’ideysto kheyraadka iyo wax soo saarka dalka.
—𝐃𝐇𝐀𝐌𝐌𝐀𝐀𝐃—
May be an image of 2 people, people studying, suit and newsroomMay be an image of 4 peopleMay be an image of 4 people and newsroomMay be an image of 2 people, people studying and suitMay be an image of 4 people, suit and dais
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here