Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin iyo Safiirka Dowlada Mareykanka u fadhiya Muqdisho ayaa maanta Tababar u soo xirey qeyb Ka mid ah Ciidanka Bar hubinta Guur guurta ama (Checkpiont-yada Guur Guura ) ee Booliiska Soomaaliyeed.
Xaflada tababarka loogu soo xiraayay askartaan waxaa Ka soo qeybgalay Taliyaha Hoggaanka howlaha Booliiska S/Guuto Maxamed Maxamud Garaar, Taliyaha Qeybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir G/Sare Mahdi Cumar Muumin, Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), iyo Saraakiil Kale.
May be an image of 1 person and textMay be an image of 2 peopleMay be an image of 9 people and textMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 12 people and textMay be an image of 2 people, dais and textMay be an image of 9 people and textMay be an image of 8 peopleMay be an image of 3 people and textMay be an image of 6 people and textMay be an image of 8 people and textMay be an image of 11 peopleMay be an image of 3 people and text
Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here