NEW YORK (DAYNIILE.COM)-Robert Wood oo ah danjiraha Mareykanka ee Qaramada Madoobe ayaa ka hadlay heshiiskii bilowgii sanadkaan dhex-maray Dowlada Itoobiya iyo Maamulka Somaliland isagoo walaac weyn ka muujiyay qaldka weyn ee la galay.

Safiirkaan wuxuu muujiyay in Mareykanku mar kale ka digayo heshiiskaasi sharci darada ahaa xili Dowlad Soomaaliyeed ay jirto,Itoobiya ayuu ku eedeeyay inay masuul ka tahay khilaafka ka dhashay ee kala dhexeeya Dowlada Somalia.

Advertisement

“Maraykanka saameyn ayay ku yeelaneysaa danaha amni ee ay la wadaagaan Itoobiya iyo Somalia marka la eego walaaca aan ka qabno xiisada wali u dhexeya labada dal”ayuu yiri Danjire Robert Wood

Masuulkaan wuxuu carabka ku adkeeyay in mar kasta Mareykanku taageerayo madax banaanida dhuleed ee Soomaaliya isagoo dhanka kale rajo ka muujiyay in xiisada labada dal la xalin karo.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Robert A. Wood - Wikipedia

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here