GAALKACYO (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Gaakacyo  ee Xarunta Gobolka Mudud. ayaa sheegaya in xalay makeeshiyaad hubeysani ay dil ka gesysteen.

Sida ay sheegtay idaacada Shabelle maleeshiyaadka ayaa laba ruiux oo shacaba dileen lamana oga ujeedka inkastoo tuhunka jira uu yahay arimo dhanka aanada qabiilka ah.

Advertisement

Maamulka Gaalkacyo iyo dhaan Hay’adaha amaanka ayaan wax faah faahin ka bixin dhacdadaani dilka ay ku gaysteen maleeshiyaadka kuwaasoo goobtana ka baxsaday.

Ciidampo Booliis ah ayaa goobta dilka ka dhacay isla xalay gaaray waxayna sameeyeen baaritaano kooban walow aysan dad u qab-qaban dilkaasi madaama ay mar horaba baxsadeen gacan ku dhiiglayaashii.

Bilihii ugu dambeeyay waxaa Gobolka Mudug ka socday dilal iyo dagaalo  dhexeeya beelo walaalo ah oo Gobolka wada dega kuwaasoo isku haya lahaanshiyo dhul.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here