Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh ayaa ka hadlay arimo kala duwan sida dagaalada iyo dhalashada bisha Ramadaa/
Madaxweyne Xassan wuxuu si gaar ah Soomaalida uga codsaday inay Dowlada garab ku siiyaan dagaalka Alshabaab
Advertisement
“Walaalayaal waxaa la idinka rabaa in aad dowladda ku garab siisaan dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta ku habsatay 18-kii sano ee lasoo dhaafay.”ayuu yiri Madaxweyne Xassan.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Advertisement