HomeWarkiiMadaxweyne Xassan oo lagu soo dhaweeyay Dalka Uganda

Madaxweyne Xassan oo lagu soo dhaweeyay Dalka Uganda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaas oo uu kula kulmi doono Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Uganda Mudane Yoweri Museveni.

Booqashada shaqo ee uu Madaxwaynaha Jamhuuriyaddu ku tagay dalka Uganda ayaa ujeeddadeedu tahay sidii loo sii dardargelin lahaa dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta, iyada oo labada madaxwayne ay sidoo kale ka wada hadli doonaan xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee dhinacyada badan taabanaya ee u dhaxeeya labada dal.May be an image of 2 people, aircraft, dais and textMay be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 4 peopleMay be an image of 9 people, dais and textMay be an image of 1 personMay be an image of 5 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 2 people, dais and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -