HomeWarkiiMadaxweyne Xassan oo goor dhaw dib ugu laabtay furimaha dagaalka

Madaxweyne Xassan oo goor dhaw dib ugu laabtay furimaha dagaalka

CADDALE (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta markii sedexaad dib ugu laabtay furimaha dagaalka isagoo adeegsanaya diyaarada ciidamada cirka Somalia.

Madaxweynaha ayaa dhawaan Muqdisho ugu soo laabtay si uu ula kulmo Gudoomiyaha Gudiga Midowga Afrika Maxamuud Cali Yuusuf wuuna qaabilay xili ay ka wada hadleen arimo dhowr ah.

Sidaas oo kale mar ka sii horeysay wuxuu Xamar ugu soo laabtay la kulanka Wafdi ka socday Dowlada Imaaraadka.

Si kastaba Madaxweynaha ayaa ku laabtay Magaalada Caddalle ee Gobolka Shabeelaha dhexe halkaasuu uu markii horaba dagaalka ka hagaayay.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -